Eng. Yarisow oo la kulmay guddiga doorashooyinka Qaranka (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta soo xiray shir labo maalin soconayay oo looga hadlayay sidii bulshada Soomaaliyeed loo bari lahaa Habka codeynta Doorashooyinka oo soo qaban-qaabiyey Guddiga doorashooyinka Dalka ayaa boggaadiyey dardarta ay ku socoto u diyaar garowga doorashooyinka 2020. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka … Continue reading Eng. Yarisow oo la kulmay guddiga doorashooyinka Qaranka (Daawo Sawirro)